Somaliland oo xiriir diblomaasi la sameysatay Taiwan & Shiinaha oo ka carooday (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Somaliland ay xiriir diblomaasiyadeed la yeelaneyso dalka Taiwan. Heshiiskan ayaa waxaa magaalada Taipei ku kala saxiixday Wasiirka arrimaha dibedda ee Taiwan Joseph Wu La-Taliyaha Madaxweynaha Somaliland Yaasiin Hagi Maxamuud Dalka Taiwan ayaa sheegta sida Somaliland oo kale inuu ka madax banaan yahay. kana go’ay Shiinaha balse ma … Continue reading Somaliland oo xiriir diblomaasi la sameysatay Taiwan & Shiinaha oo ka carooday (Sawirro)